Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Taliyaha Ciidanka Booliska


Wicitaanka: Taliyaha Ciidanka Booliska
Wicitaanka: Taliyaha Ciidanka Booliska

Barnaamijka waxaa toddobaadkan ku marti ah Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia Jen. Cali Maxamed Xasan Looyaan oo Muqdisho ku sugan

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha waxaa marti inoogu ah toddobaadkan taliyaha Ciiddanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cali Maxamed Xassan Looyaan,

Taliyaha wuxuu ka jawaabayaa su,aallo kala duwan oo ay dhagaystayaashu ka weydiinayaan ciidanka Booliska iyo wararka dagaallada ugu danbeeya ee ka socda magaalada Muqdisho.

XS
SM
MD
LG