Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Sharciyaqaan C/laahi Saalax Shirwac


Call-in program
Call-in program

Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Sharciyaqaan C/laahi Saalax Shirwac oo ka jawaabaya arrimaha sharciyada iyo qaanuunka

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah Sharciyaqaan C/laahi Saalax Shirwac oo ka jawaabaya arrimo ku sharciyada iyo qaanuunka, gaar ahaa sharciyada ama waxa uu sharciga ka qabo khilaafka ka dhex-taagan madaxweyne Shariif iyo ra'iisul-wasaare Sharmarke.

Sharciyaqaanku wuxuu sidoo kale ka jawaabayaa su'aallo ay dhageystayaashu ka weydiinayaan arrimaha sharciga iyo qaanuunka.

XS
SM
MD
LG