Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.
Wasiirku waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha VOAda.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.