Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Ilyaas Barre Shiil oo ah Madaxa Xafiiska RW Kenya Mr. Odinga ee Arimaha dalka Somalia.
Ilyaas Barre Shiil waxa uu ka jawaabayaa sababta ay Kenya u gashay Somalia iyo sida uu noqonayo dagaalka ay sheegtay inay kala hortageyso ururka Alshabab.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.