Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta Siciid Maxamuud Nuur Mugambe ayaa ka hadlay xaaladda ciyaaraha dalka iyo dadaalka uu xiriirkoodu sameynayo.
Siciid Mugaambe wuxuu sheegay in FIFA ay gacan siiso xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay si waddaniyad leh u taageeraan xiriirka kubadda cagta.