Burcadbadeednimada ka taagan xeebaha Soomaaliya ayaa u muuqda kuwo ka sii daraya, ka dib markii ay todobaadyadii u dambeeyay dhaceen afduubyo ay burcadbadeedu u gaysteen Maraakiib iyo doonyo. Halka iyagana loo geystay qabqabasho iyo dilal.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha oo mowduucaasi ku saabsan, waxaa marti inoogu ah Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare).
Wicitaanka: Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare)

Barnaamijka Wicitaanka waxaa tododobaadkan Marti inoogu ah Admiral Faarax Axmed Cumar oo ka hadli doona xaaladaha burcadbadeedda