Isku xirrada

War Deg-Deg ah

WFP oo Raashin u Qeybisey Barakacayaasha Muqdisho


WFP oo Raashin u Qeybisey Barakacayaasha Muqdisho
WFP oo Raashin u Qeybisey Barakacayaasha Muqdisho

Raashinkan ayaa waxay hay'addu u qeybisay dadka ku nool xeryaha lagu barakacay, waxaana loogu talo galay afurka bisha Ramadan

Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ayaa qeybisay raashin ay ugu talo gashay barakacayaasha ku nool xeryaha lagu barakacay ee magaalada Muqdisho. Raashinkaas ay hay’addu qeybisay waxa loogu talo galay in barakacayaashu ay ku afuraan bisha Ramadan.

Mid ka mid horjoogeyaasha xeryaha barakacayaasha ayaa sheegay in raashinka ay hay’addu qeybisay uuna ku fullayn oo ay wali baahidu jirto.

Dhinaca kale, waxa jira xerooyin kale oo uuna wali gaarin raashinka ay Hay’adda Cuntada Adduunku qeybinayso.

XS
SM
MD
LG