Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wel-wel ka Dhashay Wareegtada Obama


Wel-wel ka Dhashay Wareegtada Obama
Wel-wel ka Dhashay Wareegtada Obama

Wareegtadii Madaxweyne Obama Haddii ay Lacag Madax-furasho ah Bixiyaan

Shirkadaha gaadiidka badda ee iska leh maraakiibta ee dalkan Mareykanka ayaa waxaa soo food-saaray cabsi ay ka qabaan in wareegtadii uu dorraad soo saaray Aqalka Cad ee Mareykanka ee lagu xayirayey hantida kooxaha mucaaradka ah ee Soomaaliya, in faqro kamid ah wareegtadaas ay dambi ka dhigeyso in shirkaduhu ay lacag madax-furasho ah siiyaan kooxaha burcad-badeedda ah ee ka qowleysta xeebaha ku teedsan Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG