Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waxqabadka 100-kii Cisho ee xukuumadda Siilaanyo

Waxqabadka 100-kii Cisho ee xukuumadda Siilaanyo
Waxqabadka 100-kii Cisho ee xukuumadda Siilaanyo

Xukuumadda Somaliland ayaa maanta Hargeysa ku soo bandhigtay waxqabadkii u suurtogalay 100-kii maalmood ee ay xukunta haysay.

Xukuumadda uu garwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa soo badhigtay waxqabadkii 100-kii cisho ee ugu horeeyey intii ay xilka ka qabteen.

Madaxweyne-kuxigeenka Somaliland C/raxmaan Ibraahim Zeylici ayaa soo bandhigay warbixin ay uu ku sharxay waxa u qabsoomay 100-kii cisho ee ugu horeeyey, wuxuuna sheegay in 80% ay u hirgaleen waxyaabihii ay dawladdu sheegtay inay wax ka qabaneyso, gaar ahaa dhinacyada nabadgelyada, bixinta mushaharooyinka, iyo kordhinta dhaqaalaha Somaliland.

Warbixinta oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.

This item is part of
XS
SM
MD
LG