Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi: Maxamed Cabdi Xasan "Afweyne"


Maxamed Cabdi Xasan “Afweyne” oo horey uga tirsanana jiray hoggamaiyayaasha budhcad badededa Soomaalida ayaa sheegay inuu ku guulaystay inuu soo xareeyo 70-80% dhalinyarada budhcad badeedda eek a hawlgasha meelo ka mid ah xeebaha gobollada dhexe ee Soomaaliya, iyadoo maalintii shalayna dhalinyaro la sheegya inay ka soo baxeen budhcad badedda lagu soo bandhigay magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud.

Waraysi uu siiyey idaacadda VOA ayuu mar kale ku celiyey inuu ka baxay budhcad badeedda.

Haaruun Macruuf ayaa kula xiriiray khadka telefoonka ee Cadaado, waraysigii uu la yeeshayna hoos ka dhagayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:47 0:00
XS
SM
MD
LG