Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xeer-ilaalinta iyo FBI-da Minnesota


Wareysi: Xeer-ilaalinta iyo FBI-da Minnesota
Wareysi: Xeer-ilaalinta iyo FBI-da Minnesota

Xeer Ilaaliyaha MN Todd Jones and Isuduwaha FBI ee Gobolada Minnesota, N. Dekota, iyo S. Dekota ayaa ka hadlay Soomaalidii la eedeeyey

Xafiiska Dambi-baarista Maraykanka FBI iyo Xeer Ilaalinta ayaa si wadajir ah uga hadlay arrimo la xiriira 14kii qof ee lagu eedeeyey dambiyo la xiriira taageeridda urur argagixiso oo ka jira Somalia.

Laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa waraysi gaar ah la yeelatay Ralph Boelter oo ah sarkaal ka tirsan FBI ee gobolada Minnesota, South Dekota, iyo North Dekota iyo walib Xeer Ilaaliyaha Minnesota Todd Jones.

Waxa wareysiga qaaday Haaruun Macruuf oo ka tirsan laanta Afka-Soomaaliga ee VOAda.

Warkii oo faahfaasan hoosta ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG