Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda fatahaadaha degmada Afmadow

Magaalooyinka Soomaaliya oo ay daadadku saameeyeen waxaa ka mid ah magaalada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.

Haaruun Macruuf ayaa khadka teleofonka kula xiriiray guddoomiyaha Afmadow Maxamed Amiin Cusmaan.

Wareysi: Xaaladda fatahaadaha degmada Afmadow
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:45 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG