Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Amniga oo faah-faahin ka bixiyay 'shaqo ka-joojinta' taliyaha booliska 


Cabdullaahi Maxamed Nuur

Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay shaqo-joojin oo xalay saqdii dhexe ku sameeyay taliyaha booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar).

Wasiirka ayaa taliyha ku eedeyay inuu 'si bareer ah isku dayey inuu hor istaago doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee loo ballansan yahay Arbacada maanta ah.

Wariyaha VOAda ee dalka Australia, Ibraahim Cumar Baafo ayaa haddaba khadka telefonka ee magaalada Muqdisho ku hadlay Wasiirka Amniga Gudaha ee dowladda Federalka Somalia Cabdullahi Maxamed Nuur, waxana uu ugu horreyn weydiiyey in wareegtadu ay xafiiskiisa kasoo baxday.

Wareysi: Wasiirka Amniga oo faah-faahin ka bixiyay shaqo-joojinta taliye Xijaar
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG