Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kusoo laabtay shalay magaalada Muqdishu, kadib safar saddex maalmood ah oo uu ku tagay dalka Erutrea oo lagu tababarayo ciidamo ka tirsan xoogga dalka.
Dhinaca kalena, midowga afrika ayaa aqbalay codsiga hakinta dhimista ciidamada nabad-ilaalinta.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa arrimahan ka waraystay Kamaal Daahir Xasan Guutaale oo ah La-taliyaha Amniga ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal