Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Khasaaraha ka dhashay fatahaadaha gobolka Gedo

Somali children wade through floodwaters outside their makeshift shelters following heavy rains at the Al Hidaya camp for the internally displaced people on the outskirts of Mogadishu, Somalia, Nov. 6, 2023

Waxaa weli xaalad khatar ah ku sugan boqolaal dad ah oo ku nool gobolka Gedo, kuwaas oo ku qaxay qaarkoodna ay ku hanti beeleen fatahaadda iyo daadadka roobka Dayrta oo gooyay labo buundo oo muhiim u ahaa dadka deegaanka.

Wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xariirtay gudoomiyaha hay’ada Alraxma, Sheikh Maxamed Waadi, oo hay’adiisa ay ka howlgasho gobollada Jubooyinka, isla markaana waayahaan wadday howlo samatabixin iyo dhaqaalo aruurin ah.

Fatahaadaha Gedo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:07 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG