Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Khasaaraha ka dhashay fatahaadaha Soomaaliya oo kordhay

Somali children wade through floodwaters outside their makeshift shelters following heavy rains at the Al Hidaya camp for the internally displaced people on the outskirts of Mogadishu, Somalia, Nov. 6, 2023

Hay'ada maareynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay kordheen tirada dadka ku geeriyooday iyo kuwa ku barakacay daadadka iyo fataahadaha ay roobabka da'ya sababeen.

Hay'ada ayaa sheegtay in dhimashada ay gaartay 50 ruux halkii ay markii hore ka ahayd 31 qof iyadoo sidoo kalana tilmaantay in dadka fatahaada ku barakacay iyo khasaaraha guudba uu isa soo tarayo.

Haddaba Maxamuud Macallin oo ah Gudoomiyaha Hay'ada maareynta masiibooyinka ayaa wariyaheena magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste uga waramay xaaladda sida ay iminka tahay.

Waresi k saabsan fatahaadaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG