London —
Waxaa magaalada London ku sugan wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud. Madaxweynaha ayaa waxa ay shirka cunno yarida wada guddoomiyeen ra’iisul wasaaraha Britain Rishi Sunak.
Haddaba kulamadii ugu danbeeyey ee madaxweynaha ayaa weriyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil uu ka wareystey agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Cabdulqaadir Cali Dige.
Madal