Kyiv —
Waxaa sii kordheysa cabsida laga qabo in ciidamada Ruushka ee ka dagaalamaya Ukraine ay bartilmaameedsan doonaan qeyba kale oo ka mida adeegyada bulshada iyo in ay duqeyn aanan loo aabo-yeeleynin ay geystaan.
Arrintan ayaa loo sababeynayaa maadaama ay ciidamada difaacaya Kyiv ay xoojiyeen difaacooda oo dib aanan loo riixin wali, inkastoo Kremlin-ku xoojiyey weerardooda caasimada Ukraine.
Warbixin uu VOA usoo dreay Jaime Dettmer waxaa soo jeedineysa heysa Falastiin Axmed Iimaan.