Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Soomaali ku Go'doonsan Ukraine


Dagaalka Ruushka iyo Ukraine ayaa sii xoogeysanaya wuxuuna socon karaa “sanado badan” sida ay maanta ka digtay wasiirka arrimaha dibedda Britain Liz Truss.

Haddaba waxaa jira dad Soomaali ah oo weli ku go’doonsan dalkaasi Ukraine, gaar ahaan magaalada caasimadda ah ee Kyiv. Dadkaasi waxaa ka mid ah Cabdiqaani Mayow Maxamed oo goor dhowayd khadka telefoonka ugu warramay Haaruun Macruuf.

Halkan ka dhageyso wareysiga Soomaali ku go'doonsan Kyiv
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:24 0:00

XS
SM
MD
LG