Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi Muqdisho u Tagay Dhexdhexaadin


Wafdi Muqdisho u Tagay Dhexdhexaadin
Wafdi Muqdisho u Tagay Dhexdhexaadin

Wafdi ka socda xafiiska QM ee Somalia ayaa maanta ka dagay Muqdisho si ay u dhex-dhexaadiyaan baarlamaanka Somalia oo muranka dhaxeeyo.

Wafdigan waxaa hoggaaminaya Christian Manhal waxayna kullamo la qaateen madaxweynaha, ra'iisul-wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka.

Kullamadan ayaa looga doodday muranka cusub ee baarlamaanka ee ka dhashay xil-ka qaadistii guddoomiyaha iyo waliba sida murankan looga bixi karo.

Ma jiraan warar rasmi ah oo ka soo baxaya kulamada maanta, balse wixii ka soo korha goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonaa.

XS
SM
MD
LG