Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Wareysi Gaar ah la Yeelatay Ra'iisal Wasaare Farmaajo


VOA oo Wareysi Gaar ah la Yeelatay Ra'iisal Wasaare Farmaajo
VOA oo Wareysi Gaar ah la Yeelatay Ra'iisal Wasaare Farmaajo

Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa sheegay in kooxaha mucaaradka uu nabad ugu baaqayo

Ra'iisal Wasaaaha Cusub ee DFKMG Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay inuu nabad ugu baaqayo kooxaha dawladda Somalia mucaaradka ku ah, waxana uu sheegay in dawladdu aysan weerar ku ahayn kooxahaasi, laakiin haddii ay nabadda diidaan ay ku khasbanaan doonaan in dawladdu is-difaacdo.

Dhinaca kale, waxa uu dadka waddanka dibeddiisa jooga ugu baaqan in ruux walbaa qeyb ka noqdo waxa ka qabashada arrinta Somalia.

XS
SM
MD
LG