Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Wareysatay George Marc-Andre


VOA oo Wareysatay George Marc-Andre
VOA oo Wareysatay George Marc-Andre

Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, George Marc-Andre, ayaa cambaareeyay deeqihii hore ee la siin jiray Soomaaliya.

Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, George Marc Andre, ayaa cambaareeyay deeqihii hore ee raashiinka ee la siin jiray dalka Soomaaliya, kuwaasoo uu sheegay inay qeyb ku leeyihiin in uu yaraado dalaggii wax soo saarka beeraha.

Mr. Andre ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku soo beegi jireen gargaarka raashiinka wakhti uu soo go'ay dalagga oo beeraleydu ay suuq geyn lahaayeen.

Wuxuu sheegay in Midowga Yurub ay marar badan aqoonsanaayeen arrintaasi, hase yeeshee ay keli ku noqdeen.

Andre waxaa wareysiga layeeshay, Haaruun Macruuf.

XS
SM
MD
LG