Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif: Shirka London ha Ixtiraamo Madaxbanaanidayada


Shariif: Shirka London ha Ixtiraamo Madaxbanaanidayada
Shariif: Shirka London ha Ixtiraamo Madaxbanaanidayada

Madaxweynah DKMG ee Somalia ayaa ka hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin heshiiskii Garowe, shirka London, iyo arrimo kale

Madaxweynah DKMG ee Somalia ayaa ka hadley arrimo badan oo ay ka mid yihiin heshiiskii Garowe, shirka London, iyo arrimo kale.

Madaxweynaha ayaa rajo ka muujiyey natiijada shirka London, isla markaana sheegay in Somalia ay ka bixi doonto dhibta ku habsatay.

Dhinaca kale ururka Jaamacadda Carabta ayaa maanta ka shiray shirka London ee Soomaalida loo qabanayo.

Danjiraha Somalia ee dalka Masar, Cabdilaahi Xasan Maxamuud ayaa sheegay in Jaamacadda Carabtu ay diyaar u tahay in door firfircoon ay ka qaadato arrimaha Somalia xiliga soo socda.

Wareysiyadan oo dhamesytiran, qeyta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG