Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Xiligii Cashuur Celinta oo Dhamaad ku dhow


USA: Xiligii Cashuur Celinta oo Dhamaad ku dhow
USA: Xiligii Cashuur Celinta oo Dhamaad ku dhow

18ka bishan April ayaa ugu dambeysa maalinta ay dadk Maraykanku xireyn karaan cashuurtii dakhliga soo galay sanadkii hore ee 2010ka.

18ka bishan April ayaa ugu dambeysa maalinta ay dadku xireyn karaan cashuurtii dakhliga soo galay sanadkii hore ee 2010ka. Xiligani waxa uu soo bilowday 15kii bisha January ee ina dhaaftay.

Wareysi arrintaas ku saabsan ayaa waxan la yeelanay Cabdirizaq Dubbad oo ah xisaabiye, madaxna ka ah xafiiska cashuur-celinta ee Cedar Neighborhood ee magaalada Minneapolis.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG