Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Waqtigii oo hal Saac la Hormariyey


USA: Waqtigii oo hal Saac la Hormariyey
USA: Waqtigii oo hal Saac la Hormariyey

Sanad walba waxa saacadda la hormariyaa Axadda 2aad ee bisha March, waxana dib loo dhigaa Axadda 1aad ee November

Maanta waxa hal saac horay loo dhigay saacaddii meelo ka mid ah waddanka Maraykanka. Sanad walba waxa hormariyaa Axadda 2aad ee bisha March, waxana dib loo dhigaa Axadda 1aad ee bisha November.

XS
SM
MD
LG