Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururka NSUM oo ka Hadlay Shirka Taleex


Ururka NSUM oo ka Hadlay Shirka Taleex
Ururka NSUM oo ka Hadlay Shirka Taleex

Guddoomiyaha Ururka SNUM, Maxamed C. Mire oo kasoo jeeda deegaanka Sool ayaa sheegay in dadka deegaanku ay xaq u leeyihiin ayaa-ka-tashigooda

Guddoomiyaha Ururka Midnimada Woqooyiga Somalia (SNUM), Maxamed C. Mire oo kasoo jeeda deegaanka Sool ayaa sheegay in dadka deegaanku ay xaq u leeyihiin inay aayahooda ka tashadaan.

Waxa uu sheegay in Somaliland ayna xaq u lahayn inay ka horjoogsato waxa dadka deegaanku doonayaan.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG