Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNHCR: Soomaalida Yemen ma Taageeri karno


UNHCR: Soomaalida Yemen ma Taageeri karno
UNHCR: Soomaalida Yemen ma Taageeri karno

Hay'adda Qaxootiga ee QM ayaa sheegtay in haddii xaaladda ammaanku ay sii xumaato aanay hay'addu dadka Soomaalida ah waxba u qaban karin

Hay'adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga Caalamka xafiiska ay ku leedahay caasimada dalka Yemen ee Sanca ayaa u sheegtey Somalida qaxootiga ah ee wadankaas ku nool in hadii xaalada dalka Yemen haatan uu ku sugan yahay ay ka sii darto aysan waxba u qaban Karin somalida halkaas ku nool.

Wareysi ay VOAdu la yeelatay Dahabo Xasan Faarax (Dahabo Sooyaan) ayaa sheegtay in arrintan ay Soomaalida dalka ku nool ay aad u murugo galisay

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG