Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UN, AU iyo IGAD oo u digay Dadka Diidan Roadmap-ka


War-saxaafadeed ka soo baxay Qaramada Midoobay, Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa digniin adag u diray shaqsiyaad iyo kooxo ay ku eedeeyeen inay hor istaagayaan qorshaha ROADMAP-ka ee lagu soo afjarayo xilliga kala guurka ah.

Dhinaca kalena, Ergayga Gaarka ah ee QraamadA Midoobay oo ka mid ah xubnaha war-saxaafadeedkaasi ku saxiixan ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay inay dhowaan ay magacabai doonaan kooxahaas iyo shaqsiyaadkaasi haddii ay fursad siin waayaan qorshaha fulinta road-mapka. Mahiga wuxuu kaloo sheegay in sidoo kale shaqsiyaadkaasi la ceebayn doono, magacyadoodana loo gudbin doono guddiga cunaqabateynta ee QM iyo golaha Amniga.

Qeybta hoose ka dhageyso, warbixinta war-saxaafadeedka iyo wareysiga Mahiga.

XS
SM
MD
LG