Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska Toban guurada Dhacdadii 11-kii Sept


Xuska Toban guurada Dhacdadii 11-kii Sept
Xuska Toban guurada Dhacdadii 11-kii Sept

Maraykanka waxaa maanta laga xusay toban sanno guurada ka soo wareegatay dhacdadii 11-kii Sept ee sannadkii 2001-dii.

Munaasabaddo kale duwan ayaa lagu qabtay New York, Washington iyo meello kale duwan.

Qeybtan hoose ka dhageyso warbixinno iyo wareysiyo dhowr ah oo ka hadlaya sida dalka Maraykanka iyo Soomaaliyaba ay u saameysay dhacdadii 11kii September ee sanadkii 2001.

XS
SM
MD
LG