Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxanaha Socdaalada Tahriibka: Qeybtii 5aad.


Taxanaha Socdaalada Tahriibka: Qeybtii 5aad.
Taxanaha Socdaalada Tahriibka: Qeybtii 5aad.

Qeybtan shanaad waxay ku saabsan tahay fursadaha waxbarasho ee ay heleen Soomaalidii u tahriibtay qurbaha iyo sida ay uga faa'ideen.

Qeybtan Shanaad ee Taxanaha Socdaalada Soomaalida waxay ku saabsan tahay, fursadaha waxbarasho ee ay heleen Soomaalidii qurbaha u tahriibtay, iyo sida ay uga faa'ideen oo ay wax ugu tareen noloshooda iyo tan bulshadooda.

Sidoo kale waxaa barnaamijkan aynu diiradda ku saareynaa sida iska warqab la'aanta Soomaalida qurbo joogta ay dib u dhac ugu keento dhalinta cusub ee qurbaha timaadda ee u baahan inay helaan cid hagta.

Barnaamijkan waxaa inoo soo jeedineysa Caasho Ibraahim.

XS
SM
MD
LG