Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxanaha Gooni Isutaagga Somaliland Qeybtii 5aad


Taxanaha Gooni Isutaagga Somaliland Qeybtii 5aad
Taxanaha Gooni Isutaagga Somaliland Qeybtii 5aad

Qeybtan 5aad waxay kus aabsan tahay heerka ay Somaliland taagan tahay iyohalka ay uga dhaqaaqi karto.

Somaliland waxay u dabaal degtay 20 sano guuradii ka soo wareegtay markii ay ku dhowaaqday inay goon uga go'day Soomaaliya inteeda kale. Inkastoo Somaliland aysan helin aqoonsi caalami ah, haddana waxay hirgelisay xasilooni iyo doorasho dimoqraadiyadeed oo caalamka si weyn looga soo dhoweeyay.

Sidaasi darteed ayay mas'uuliyiinta Soomaaliland ay ugu baaqeen beesha caalamka, in la joogo wakhtigii aqoonsiga la aqoonsan lahaa.

Haddaba barnaamijkan waa dood ku saabsan heerka ay Somaliland taagan tahay 20 sano ka dib iyo halka ay uga dhaqaaqi karto. Barnaamijkan oo ah qeybtii 5aad, barnaamijyo taxane ah oo aan kaga hadlaynay 20 sano ka dib iyo gooni isutaagga Soomaalilnd. Afartii barnaamij ee hore waxaa inoo diyaarisay Sahra Ciidle Nuur, balse qeybtan 5aad ee u dambeysa waxaa inoo soo diyaariyay Cabdisalaam Ibraahim Hareri oo London Jooga.

XS
SM
MD
LG