Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxanaha Goosashada Somaliland Qeybtii 1aad


Taxanaha Goosashada Somaliland Qeybtii 1aad
Taxanaha Goosashada Somaliland Qeybtii 1aad

Qeybtan waxay ka hadlaysaa ku dhowaaqistii gooni isutaagga Somaliland iyo dagaaladii ka horreeyey ee ay SNM la gashay dowladdii Soomaaliya.

Qeybtan waxay ka hadlaysaa ku dhowaaqistii gooni isutaagga Somaliland iyo dagaaladii ka horreeyey ee ay SNM la gashay dowladdii Maxamed Siyaasad Barre ee dalka Soomaaliya.

Todobaadkan waxay ku beegan tahay 20 sano ka dib markii Somaliland ay ku dhawaaqday inay gooni uga go'ayso Soomaaliya inteeda kale 18-kii May 1991-kii, Waxayna ahayd ku dhowaad afar bilood ka dib markii ay jabhadihii Soomaaliya ay rideen xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre.

Inkastoo 20 sano ka dib Somaliland aysan helin aqoonsi caalami ah, haddana waxaa madaxda siyaasadeed, kuwa dhaqanka iyo dadweynaha gobolladaasi ay wadajir ugu guuleysteen inay hirgeliyaan amni iyo kala dambayn iyo inay qabtaan doorashooyin xor ah oo caalamka oo dhan si weyn looga ammaanay.

Barnaamijkan oo ah qeybtii koowaad ee barnaamijyo taxane ah, waxaa inoo soo diyaarisay, soona jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

XS
SM
MD
LG