Qaar ka tirsan xildhibaanada DFKMG ah, aqoonyahano, iyo xubno ka tirsan ururada haweenka ayaa talo usoo jeediyey Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), iyagoo mid kasta oo iyaga ka mid ahi uu soo bandhigay waxa uu u malaynayo inay tahay in Ra'iisal wasaaruhu uu culayska saaro.
Warkii oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.