Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Murashaxiinta Tartamaysa


Taariikhda saddexda musharax ee u tartamaya madaxtinimada Somaliland.

Waa kuwama saddexda musharax ee u tartamysa doorashada Somaliland, waxaan warbixintan ku eegaynaa saddexda Musharax iyo taariikh nololeedkooda.

Waxa kale oo aan ku eegi doonnaa faaqidaad ku saabsan waxa ay doorashadan kaga duwantahay tii ka horaysay iyo jawiga ku xeeran doorashooyinka Somaliland.

Qatbta hoose ee boggan kala soco warbixinno faahfaahsan oo ku saabsan arrimahaasi.

XS
SM
MD
LG