Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Qurbaha iyo Afka Hooyo


Soomaalida Qurbaha iyo Afka Hooyo
Soomaalida Qurbaha iyo Afka Hooyo

Jaamacadaha Minnesota iyo Ohio State ayaa in muddo ahba afka iyo dhaqanka Soomaaligaba lagu dhigayey, arday badanina afka ku barataa

Meelo ka mid ah waddamada Qurbaha, gaar ahaan Jaamacadaha wadamada ay Soomaalidu u qaxday ayaa waxa laga hirgaliyey barashada afka Soomaaliga, barnaamijyadaas oo ay ka faa’iidaystaan dad Soomaali ah iyo kuwo aan Soomaali ahayn intuba.

Meelahaas waxa ka mid ah Jaamacadda Minnesota, iyo Jaamacadda Ohio State ee labaduba ku yaalla waddanka Maraykanka.

Maxamed Cabdi Sandhere ayaa haddaba arrintaas kala sheekaystay Abwaan Siciid Saalax Axmed iyo Cabdikariim Jirdeh Golle oo luuqadda Afka Soomaaliga ka kala dhiga Jaamacadda Minnesota iyo Jaamacadda Ohio State ee dalka Maraykanka.

Barnaamijka oo dhageysi qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG