Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali Weli ku Go'doonsan Yemen


Qaxootiga Soomaalida Yemen qaarkood waxay horey u gaareen Yemen
Qaxootiga Soomaalida Yemen qaarkood waxay horey u gaareen Yemen

Waxaa magaaladaasi ku sugan ku dhawaad afar kun oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku go'doonsan caasimadda Sanca, kuwaas oo weli aan garaneyn qaab ay uga baxsadaan magaalada.

Dagaalada ka socda dalka Yemen ayaa sii kulalaaday, iyada oo Jimchii halkaasi lagu dilay 45 askari oo u dhashay dalka Imaaraatka Carabta, kuwaas oo taageerayey ciidamada daacadda u ah dawladda Yemen ee la dagaalamaya Jabhadda Xuuthiyiinta.

Sidoo kale, labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa magaalada caasimadda ah ee Sanca ay diyaaradaha xulufada taageeraysa dawladda Yemen ay ka fuliyeen duqaymo is daba jooga.

Waxaa magaaladaasi ku sugan ku dhawaad afar kun oo qaxooti Soomaaliyeed ah oo ku go'doonsan caasimadda Sanca, kuwaas oo weli aan garaneyn qaab ay uga baxsadaan magaalada.

Dahabo Cabdi Faarax oo ah madaxa guddiga Qaxootiga ee Sanca, ayaa waxaan ka wareysannay xaaladda Soomaalida Yemen. Waxaa wareystay Xuseen Barre Aadan.

Xaaladda Soomaalida Yemen
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

XS
SM
MD
LG