Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ku Qulquleeysa Libya


Soomaali ku Qulquleeysa Libya
Soomaali ku Qulquleeysa Libya

Soomaali fara badan ayaa ku sii qulqulaya Libya iyagoo raba ineey kaga sii gudbaan Talyaaniga

Iyadoo Magaalada Sirte ee dalka Libya ay weli ka socdaan dagaalo u dhaxeeya ciidamada taabacsan maamulka KMG ah iyo taareerayaasha Madaxweeynihii hore Mucamar Al-qadafi ayaa waxaa jira boqolaal Soomaali ah oo ku sii qulqulay dalkaasi.

Dadkani ayaa waxa ay doonayaan in Libya ay kaga sii gudbaan dalka talyaaniga iyagoo isku biimeeynaya badda halista ah ee Mediteranianta

Qunsulka Soomalida ee Libya Muxidiin Maxamed Kaalmooy ayaa uga digay dhalin yaro uu sheegay in been loo sheegay oo lagu yiri waxaa sahlanaatay ka bixidda Libya ineeysan nafdooda ku soo biimeeyn Libya oo uu ku tilmaamay mid qatar ah

XS
SM
MD
LG