Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Shirka London waan ka Qeybgalaynaa


Somaliland: Shirka London waan ka Qeybgalaynaa
Somaliland: Shirka London waan ka Qeybgalaynaa

Somaliland ayaa sheegtay inay ka qeybgalayso shirka bishan lagu qaban doono magaalada London ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Haddalkan ayaa soo baxay kaddib markii madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo uu kulan la qaatay labada golle ee Somaliland.

Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland, Dr Max'ed C/laahi Cumar ayaa VOA u sheegay in Somaliland aysan qeybka ahayn qorshaha Road-mapka, isla markaana ay shirkaasi uga qaybgali doonaan sidii dowlad madax banaan oo kale.

Dhageyso warbixinta weriyaha VOA - Ismaaciil Xuseen Farjar.

XS
SM
MD
LG