Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo dowladda federaalka ku eedeysay inay ku xadgudubtay maamulka hawada


Maareeyaha hay'adda duulista Somaliland Sayid-Cumar
Maareeyaha hay'adda duulista Somaliland Sayid-Cumar

Mas’uuliyiinta duulista hawada ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dawladda federaalka Soomaaliya inay ku xadgudubtay maamulka hawada, islamarkaana ay iyaga mas’uul ka noqon doonaan wixii carqalad ah ee ku yimaada.

Somaliland ayaa ku eedeeysay Soomaaliya inay ka baxday heshiisyadii hore loo gaaray ee la xiriiray maamulka hawada.

Mas’uuliyiinta hay’adda duulista hawada Soomaaliya, oo ay la xiriirtay VOA ayaa sheegay inaysan xilligan waraysi bixinayn.

Warbixintan waxaa soo diray Xamse Cali Jeesto.

Somaliland oo dowladda federaalka ku eedeysay inay ku xadgudubtay maamulka hawada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG