Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo dhiiri-gelineysa maal-gashiga kheyraadka dabiiciga ah


Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland
Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland

Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa dhawaan magaalada Hargeysa ku soo bandhigtay muunado kala duwan, oo isugu jira dhagxaan iyo macdano kala gedisan, si ay bulshada ugu dhiiri galiso inay ka faa’iidaystaan islamarkaana maalgashadaan khayraadka dabiiciga ah.

Haddaba weriyaha VOA Khadar Cakule ayaa arrintan kala sheekaystay Maxamed Rashiid Cabdi Yuusuf iyo Umulkhayr Axmed Xaashi, oo ka mid ah saraakiisha wasaaraddaas.

Somaliland oo dhiiri-gelineysa maal-gashiga kheyraadka dabiiciga ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG