Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Mashruuc Biyo Gelin oo loo Sameeynayo 4 Magaalo


Ururka Midawga Yurub iyo Somaliland ayaa maanta kala saxeexday mashruuc ay Midawga Yurub wax kaga qabanayaan biyaha Somaliland kaas oo ku kici doona 28 Million oo Dollar, waxana mashruucan ku jirta in biyo gelin loo sameeyo afar magaalo oo kala ah Hargeysa, Burco, Ceerigaabo iyo Wajaale, haddaba weriyaheenna Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa warbixintan Hargeysa innooga soo diray

Halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG