Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland iyo Diyaargarowga Doorashooyinka

Guddiga doorashooyinka Somaliland iyo goobjoogayaasha caalamiga ah ayaa ku jira doorashooyinkii u dambeeyay.

Somailand waxaa ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyey ee doorashada dhici doontaa Sabtida Berrito.
Guddiga doorashooyinku waxay sheegeen in liiskii iyo agabkii kale ee codbixinta loo kala diray dhammaan lixda gobolee ay ka kooban tahay Somailand.
Goobjoogayaasha caalamiga ahina waxay maanta u kala dhoofayaan gobollada, amniga ayaa aad loo adkeeyey.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee Somaliland Eng Ciise Xamari ayaa sheegay in ay si toos ah ugu diyaargaroobeen wakhtiga ay doorashadu bilaabamayso oo ah berrito oo Sabti ah.

Faahfahinta warkaasi iyo waraysi ay VOAdu la yeelatay guddoomiyaha ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG