Mas'uuliyiinta laamaha ammaanka ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in fal dambiyeedyada ay ku dhaqaaqaan dhalinyarada Soomaalida ay aalaaba dhexdooda ku kooban tahay.
Kabtan Lary Doel, madaxa qeybta booliska magaalada Minneapols ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in dhibka ka dhex dhaca Soomaalida ay ka mid tahay iyadoo ay rabsho wadayaashu ay cabsi ku abuuraan bulshada, taasoo adkeysa in la helo caddeymo iyo in la ogaado kuwa ka dambeeya rabshadaha.
Barnaamijkan waxaa soo diyaarisay inoona soo jeedineysa Idil Cabdi Cismaan.
Somalida iyo Xabsiyada Maraykanka Q-4aad
