Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muranka Deeqaha Somaliland


Wasaaradda Qorshayanta ee Soomaaliya ayaa dhowaan qoraal ay u dirtay beesha caalamka ku sheegtay inay diidan tahay oo ay kasoo horjeedo qorshe gaar ah oo beesha caalamku ku gargaarto Somaliland.

Beesha caalamka ayaa iyaduna qoraal ay soo saartay uga codsatay Dowlada Soomaaliya taageerada ay u hayaan sii socoshada qorshahaasi.

Haddaba warbixintan waxa London inooga soo diray Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Warbixinta Muranka Deeqaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00

XS
SM
MD
LG