Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Ansixinta Dastuurka oo Isfaham-waa Dhalisay


Somalia: Ansixinta Dastuurka oo Isfaham-waa Dhalisay
Somalia: Ansixinta Dastuurka oo Isfaham-waa Dhalisay

Madaxda Soomaalida ayaa isku fahmi la' ansixinta dastuurka loo diyaarinayo Soomaaliya, iyadoo marxaladihii bilowga ahaa lagu jiro.

Nidaamka ansixinta dasturuka loo diyaarinayo Soomalaiya ayaa u muuqataa mid ay fasiraaddiisa ku kala aragti duwan yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke. Balse wasiirka Dastuurka Soomaaliya ayaa sheegay in weli lagu jiro wadatashigii dastuurka oo aan la gaadhin marxaladdii dooddaasi furmi lahayd. Khadka telefoonka ee magaalada Nayroobi ayaan kula xiriiray waxana uu ugu horrayn sawir iga siiyey dastuurkan qoraal-qabyada ah waxa uu ka kooban yahay.

XS
SM
MD
LG