Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali Shaqooyinkoodii laga joojiyay


Soomaali Shaqooyinkoodii laga joojiyay
Soomaali Shaqooyinkoodii laga joojiyay

in ka badan 30 darawal oo Soomaali ah ayaa shaqooyinkoodii ku waayay, dukashada salaadaha xilliyada shaqada

Somali gaareeysa 33 qof oo isugu jira rag iyo dumar ayaa shaqooyinkooda laga joojiyay, Magaalada Settle ee Gobolka Washinton, Jimcihii aanu soo dhaafnay ka dib markii uu muran la xiriira Salaadaha oo ay dukadaan waqtiga shaqada ay ku jiraan uu soo kala dhex galay iyaga iyo shirkad baabuurta kireeysa oo ka shaqeeysa Airportka Settle oo ay u shaqeeynayeen oo la yirahdo Hertsz.

Hadaba dadkii shaqooyinkooda laga joojiyay waxaa ka mid ah Ileeys Cali Cumar. wareeysi aan la yeelanay ileey halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG