Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siyaasiyiin ka Hadlay Sharciga Axsaabta ee La Ansixiyey


Xildhibaanada Soomaaliya
Xildhibaanada Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii shalay meel mariyay oo ansixiyey sharciga axsaabta siyaasadda taasi oo in muddo ah baarlamaanka laga sugayay.

Baarlamanaka ayaa sharcugan ku ansixiyey cod aqlabiyad ah oo ku dhow 150 cod.

Siyaasiin samaystay xisbiyo siyaasadeed oo aan sharciyaysanayn ayaa soo dhaweeyay go'aanka Baarlamaanka Soomaaliya.

Warbixinta warkan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Warbixin: Cabdulqaadir Maxamed
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00


XS
SM
MD
LG