Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in shirka ka socda Degmada Taleex ay soo abaabuleen koox qas-qadayala ah oo horey uga baxay Somaliland.
Khudbad uu u jeedinayey Golaha Baarlamaanka ee Somaliland ayaa madaxweyne Siilaanyo wuxuu ku sheegay in xukuumaddiisu ay ka hortegayso cid walba oo doonaysa inay Somaliland kala qeybiso.
Qeybta hoose ka dhageyso warbixin uu Hargeysaka soo diray weriyaha VOA Ismaaciil Xuseen Farjar.