Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in aanu wadahadal la gali doonin maamulo dhawaan lagaga dhawaaqay Somalilad.
Sillaanyo waxa kale oo u ka hadlay in Somalia aanu kala hadlin arrinta go'ista, hase yeeshee uu diyaar u yahay inuu kala hadlo arrimaha iskaashiga labada dhinac.
Barnaaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.