Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir Sugaaneed ka Furmay London


Bandig Faneedkan ay ka qeyb qaadanayaan gabayyahanno ka kala socda dunida oo dhan, kuwaa oo kala matalaya dhamaan dalalka dunida ee ka qeybgalaya Cayaaraha Olombikada ayaa waxa uu ka furmay galabta magaalada London.

Warbixin gaar ah oo ka hadleysa bandhig suugaaneedkaas halkan hoose ee qoraalkeenan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG